X

Mashaqada 11 caruura oo ku dhimatey duleedka Muqdisho

Aabaha caruur farabadan uga dhimatey biyaha roobka oo u soo galay hoygay deganaayeen duleedka Muqdisho ayaa ka waramay sidey wax u dhaceen. Waxa iyadna ka warantey hooyada caruur wiilkeedu dhalay oo sadexa oo iyaguna ku jira guud ahaan dhimashada.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.