X

Wadamada caalamka oo cambaareeyay falkii wuxuushnimo ee Yuhuudu ku gashay masjid al-aqsa

Wadamada caalamka ayaa cambaareyay falkii wuxuushnimo ee Yuhuudu ku gashay masjid al-aqsa halkaas oo Yuhuudu argagixisay dadkii cibaadada ku jirey. Wadamada aadka u cambaareeyay waxa ka mida Turkiga iyo Iiraan.


Yuhuuda ayaa bilowday inay Falastiinta u diido inay ku tukadaan masjid Al-Aqsa iyo in dadku u yimaadaan ictikaaf. Yuhuuda ayaa kadib bilowday inay masaafuriso dadkii ehelka u ahaa magaalada soona dejiso Yuhuud kale.


Wadamada caalamka ayaa Yuhuuda u sheegay inayna aqbalayn masaafurin lagu sameeyo dadka reer Falastiin ee degan Al-Quds. Carabta oo la jirta Yuhuuda ayaa iyagu ka aamusay boobkan Yuhuuda.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.