X

Masiibada noogu daran waa Muuse handaraab oo wax naloogu dhiibo: Shacab hadlay

Shacabka magaalada Hargeysa gaar ahaan kuwii hantidooda ku waayay suuqa Waaheen ayaa dhawaq dheer ku sheegay inayna aqbalayn in deeqda la soo dirayo gacanta loo geliyo horjooge Muuse handaraab. ” Waxay yaga daran tahay wixii nagu dhacay ayuu yidhiaaheen dhalinyara afka furtey


” Marnaba aqbali meyno in Muuse wax naloogu dhiibo mana aaminsanin ayay dhawaq dheer ku sheegeen. Waxa socda waxay la mid tahay sidii loo cunay lacagihii abaaraha ayay yidhiaaheen.



Waa nasiib daro hadaan dadkii magaaladu waxba kugu aaminayn ayuu yidhi Xuseen Warsame. Lacagaha layska soo dirayo waxay ku dhacayaan herb qaldan ama ha ahaato kuwa degmada iyo cidkalabee waana in dad waxgarada arintan loo dhiibaa ayuu raaciyay Xuseen Warsame.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.