Eskilstuna 25 Dec 2014–Masaajid Somalidu leedahay oo ku yaala magaalada Eskilstuna ee dalkaasi Sweden oo dab qabsaday inkastoo dadka badankiisu leeyihiin waxa gubey cunsuriyiin hadana booliiska ayaa sheegaya inuu socdo baadhitaan.
Cunsuriyiinta Sweden ayaa hadda leh xisbi waxayna aad uga soo horjeedaan soo galootiga dalkaasi Sweden. Sweden ayaa ka mid ahayd dalalka aadka u degan ee aan lagu ogeyn cunsurnimo xoogan inkastoo dhaqaalexumo soo wajahday dalka ay xoojisey kooxaha cunsiriinta.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![masjidka_4-300x208[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2014/12/masjidka_4-300x2081.jpg)
![15-300x225[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2014/12/15-300x2251.jpg)
![masjidka_5-300x166[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2014/12/masjidka_5-300x1661.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay