Maska madaxaa laga dilaa waana naqaanaa Hargeysa goobkasta oo laga soo galo. Jeneraal Caare ayaa dagaalkii uu la galay ciidanka Somaliland kadib saxaafada horyimi sheegayna in Hargeysa xabadu ka bilaaban doonto. Maska madaxaa laga dilaa.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=lM6XUxr1La4[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay