Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Muuse Biixi oo guuto ciidana la galay Laascaanood iyo banaanbax dhacay

Muuse Biixi ayaa guuto ciidana oo ka soo jeeda deegaanka Laascaanood la galay Laascaanood iyadoo dhinaca kale ay magaalada ka jiraan banaanbax lagu diidan yihiin imaatinkiisa. Banaanbaxyada ayaa qaarkood ku dhawaaqayaan bax dhiigyacab kuma rabnee.



Siyaasiyiinta Dhulbahante ee horkacay Muuse Biixi iyo weftigiisa ayaa rasaas ridey lamana sheegin in dadkii banaanbaxay la dhaawacay. Laascaanood ayaa Somaliland u gashay marki Dahir Rayaale joogey kadib markii siyaasiyiintii Dhulbahante ay taageereen xukunkiisa.



Askarta taageersan Muuse Biixi ee joogta Laascaanood ayaa dad badan ku gurey jeelka. Muuse Biixi ayaa jeclaystay inuu wadada laamiga qaado ayadoo dad badan is waydiinayaan inuu Sanaag tagi doono.

Muuse Biixi ayaa ku celiyay amaantii uu ku yiri Caynabo ee ahaa in reer Sool yihiin dad la caburin karo ”waar Ingiriis bey eryeen walaal mooyee cid caburin karta ma jirto.

Muuse Biixi ayaan gelin magaalada laakiin dibedda hore ka jeediyay hadal.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=cOfNICi7JH0[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...