Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Maxaa lagu lafo-guri doonaa kulanka madaxweyne Farmaajo iyo Cabi Axmed

Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa u ambabaxay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa halkaas oo uu kaga qayb-galayo kulanka urur goboleedka IGAD oo furmi doona. Hadaba madaxweynaha oo si gaara ay u wada hadli doonaan raiisal wasaare Cabi Axmed ayaa la is weydiinayaa waxa hor yaala.



Xad-gudubka Kiiniya

Cabi Axmed oo hogaaminaya siyaasad ku salaysan farogelin la’aan ayaa aad uga cadhoodey markii Kiiniya dib u celisay diyaarad Itoobiya lahayd oo Ku socotey Kismaayo.



Itoobiya ayaa walaac ka muujisay kulan dhexmaray ururka ONLF iyo horjoogihii hore ee maamulka Jubba ee Kismaayo Axmed Madoobe oo Kiiniya wadato.

Ganacsiga iyo maamul wanaaga

Xiriirka ganacsi ee sii kordhaya qaasatan marka la dhiso Dekedaha Lughaya iyo  Hobyo ayay Itoobiya damacsan tahay inay halkaas toos wax ugala soo degaan, ayadoo aan ku kalaoonayn mida Berbera oo sida wax u socdaan keenayso isku dhac.

Waxa kale oo lagu lafo-guridoonaa maamul goboleedyada qaar sidii ay ugu hogaansami lahaayeen amarka dawlada qaranka ee Ka dhaxaysa.



Kulanka ayaa sidoo kale lagu sii xoojin doonaa sidii Kiiniya faraha ugala bixi lahayd arimaha Somaliya, ayadoo bilowdey inay martigeliso hubaysayna shaqsiyaad diidan dawladnimada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...