Wednesday, May 1st, 2024
header










Meta







Maxaa loo sababayn karaa falalka wuxuushnimada ah ee ku soo batay dalka

Sanadkan gaalada ee ayanu tursano ayaa waa dalka ka dhacay falal wuxuushnimo ah oo hore u jiri jirin waxaanad is weydiin karnaa ma bulshadaa sii xumaanaysa mise waxa jira wax kale oo aynaan ogeyn?.



”Waxaan ogeyn falkii horjooge Muuse Handaraab uu dad Somaliyeed ku bililiqaystey Laascaanood kadibna gawaadhi ku gurey ayagoo dharkii ay xirnaayeen wata ayuu yiri Cali Calasow.

”Waxay ahayd wuxuushnimo tii ugu xumayd oo aan u soo joogey waa nin Somalinimada welli ka tegin haddana dad Somliyeed caadi u bililiqaysanaya asagoo leh waxaan u samaynayaa xuduudii gaalka Ingiriiska ayaan ilaaalo ka ahay ayuu yiri Xuseen Warsame.



Waxaan kaloo aragney dhacdooyin ka sii foolxun sida hooyo uu diley nin ku sheeg ay u dhashay 9 caruura iyo dabcan caruur iyagana la diley. Dhamaantood dhaqanada foosha xun waxay tilmaamayaan in ay jiraan dad ay ku habsadeen masiibooyin.

Waxaadse is weydiin dilka hooyada iyo caruurta maxaa lagu sababayn kartaa iyo weliba dhacdooyinka foosha xun ee abryahan ka dhacaayay dalka.



”Waxaan u malaynayaa inuu si aada hoos ugu dhacay iimaanka qofku lahaa waayoqof bilaa iimaana mooyee qof kale waxaa kuma dhaqmo ayuu qabaa Xirsi Warfaa. Dadkii hore waxay ahaayeen dad iimaanle xitaa ayagoo waxba haysan.




Marnaba ma dhacayso in lacag laguu diidey aad qof u disho. Waxaan aragney qof lagu diley wax ka yar shan doolar. Dhaqamada xun ee dhacaya ayaa ah kuwo dalka uga yimi qurbaha maadaama dalku lahayn warbaahin xora oo guubaabisa dadka.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...