X

Maxaa sababay markab dagaal oo ka degay Ruushka

Wasaarada gaashaandhiga ee Ruushka ayaa sheegtay in markab dagaal oo dab qabsaday hadda uu degay kadib markii la soo riixaayay oo uu janjeedhsamay. Yukrayn ayaa iska sheegatay inay dejisay waxase beeniyay isla Maraykanka.


Ruushka ayaa sheegay markabkan oo ay ku rarnaayeen gantaalaha maraakiibta iyo kuwa kale uu qarax ka kacay qaybta hubka kadibna qaraxaasi dalooliyay gunta markabka sidaana biyuhu ku soo galeen.

Ruushka ayaa sheegay inay baadhis ku samayn doonaan waxa qaraxaasi sababay inkastoo ayna cidi wax ku noqon. Dhinaca kale Ruushka ayaa sheegay inay duqeyn doonaan Kiyeef haddii ay joojin waayaan duqeynta ay ka wadaan gudaha Ruushka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.