X

Ciidan kun ka badan oo Yukrayna oo is dhiibay

Miltariga Ruushka ayaa so bandhigey ugu yaraan 500 ka mida ciidanka Yukrayn ee dagaalka kaga jiray magaalo xeebeedka Mariyobol ee ku taal badda u dhaxaysa Ruushka iyo Yukrayn. Mariyobol ayaa waxa ku yaal masjidka ugu weyn Yukrayn.


Ciidankan oo hubkii ka dhmaaday ayaa ku jirey warshad daqiiqda samaysa oo ku taal magaalada oo ay dhufays ka dhiganaayeen. Markii ay yimaadeen ciidnak Ruushka ayaa lagu garaacay gantaalo.



Ciidanka Yukrayn ayaa waxa ku jiray calooshood u shaqaystaal Ingiriisa iyo ajaanib kale oo welli aan la sheegin halka ay ka yimaadeen. Milatariga Ruushka ayaa hadda xoogiisa u soo wareejiyay dhanka bariga dalkaasi asagoo raba inuu xoreeyo dhamaan labadaa gobol ee dadka Ruushka degan yihiin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.