X

Maxaa u dambeeyay raiisal wasaaraha Suudaan oo dil ka badbaaday

Wararka ka imaanaya magaalada Khartoum ee caasimada Suudaan ayaa sheegaya in raiisal wasaaraha Suudaan uu Ka badbaaday dil xilli uu maraayay meel aan ka fogeyn madaxtooyada. Axmaarada Suudaan ayaa sheegtay in uu badbaaday oo hadda la geeyay meel amniga.


Qoyska raiisal wasaare Cabdalla Xamduu ayaa sheegay in la weeraray haddase uu nabad qabo. Cabdalla ayaa la sheegay inuu Yuhuuda Ku xiran yahay sidaana loo rabo in laga takhaluso.


Ilaa iyo markii xukunka uu Ka degay madaxweynihii hore ee Suudaan Cumar Albashiir, Suudaan ayaa gashay xaalad deganaansho la’aana inkastoo meesha laga saaray sharciyo uu wax ugu dhimay xuquuqda dumarka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.