Friday, September 22nd, 2023
header










Meta







Maxaa u dambeeyay shirka Samaroon ee kala dhantaalan ee ka furmaya dooxada Geb

boramaBoorama–Wararkii u dambeeyay ee aan ka helayno dooxada Geb ee gobolka Awdal halkaas oo loo balansanaa in shir kala dhantaalan oo Samaroonku leeyahay ka furmo ayaa sheegaya in cagajiid badan uu jiro ayna macquul ahayna in ergooyin badan ka qaybgalaan.

Shirkan ayaa la filayaa in uu socdo ugu badnaan laba cisho iyadoo lacagta ugu badan uu bixiyay Siilaanyo xilligii uu yimi Baki halkaas oo saladiintu qaarna si cad u sheegeen in shirku dhacayo qaarna sheegeen in khilaafku taagan yahay.

Prof Axmed Samatar oo isaga ka mid ahaan doona qurbajoogta ka qayb geli doonta ayaan wali tagin goobta mana jiraan qurbajoog isa soo shaaciyay oo ka qayb galaya.

Kala soco Araabinews haddii wax ku so kordhaan

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Samaroon karti xumaa haysa waana ta halkaa dhigtey: Cali Faarax C/llaahi

May, 5, 2023
Waa u jeedaan in Harti goonideeda u baxday ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...