Friday, April 26th, 2024
header










Meta







Maxaabiis Falastiina oo ku xirnaa jeelka Yuhuuda ugu adag oo si layaable uga fakadey

Jalbuus waa jeelasha Yuhudu ku faanto ee ugu adag inta badan ay ku xiraan dadka reer Falastiin ee diidan gumeysiga reer galbeedka ku hayo muddo 50 sano ak badan. Dagaalkii labaad ee aduunka kadib ayay ahayd markii Yuhuud badan la soo dejay dhulka reer Falastiin.



Yuhuudan oo taageero xoogan ka helaysa Maraykanka iyo wadamada Yurub qaarkod ayaa si xoogan loo hubeeyay waxayna markiiba qabsadeen dhulki barakaysnaa maadaama Carabat iyo reer Falastiin ayna haysan hub ku filan.

Inkastoo markii dambe Ruushku si fiican u caawiyay haddana fuleynimada Carabta waxa ciidankii Masar hore u socon waayay dagaalkii 1973 waxa kadibna la jabiyay ciidankii Suuriya oo keli ku noqday inkastoo Ciraaq ka soo gaartey.



Haddaba Jeelkan oo Falastiin badan ku xirneyd ayaa waxa ka baxsaday ku dhawaad 6 ka mida kadib markii ay hog dheer ka qodeen ugana baxeen meel dibeda ka ah jeelka. Waxa lagu war helay markii qof marayay uu la soo xiriiray askarta ilaalada.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...