Maxaabiis haysta telfoono kuna jira baraha bulshada oo laga digey
Gudoomiyahaa maxkamada ciidamada ayaa Ka digey dad maxaabiis oo haddana Ku jira baraha bulshada Isla markaana haysta telfoonada gacanta. Wuxuu ka naxay fariinta ay direyso oo ah in dadka lagu helay dembiyada khatarta ah loo raaxaynayo hawshoodii horena halkii ka sii wataan.
Xagjir Xasan Daahir Aweys ayaa ka mida kuwa sunta ka soo afuufa xabsi ku sheega uu ku jiro. “Waxaan filayaa in gudoomiyihii u jeedo Xasan Daahir iyo kuwa la midka ah ayuu yiri Cali Calasow.
“Waxaan farayaa askarta asluubta ee cusub ee shaqadooda bilaabay in ay dhaqankaas la dagaalamaan oo aan fursad la siin nin ummada ku cadowa in halkii lagu xakamayn lahaa uu hawshii loo soo xirey fadhiga ku sii wato ayuu raaciyay gudoomiye Xasan Cali.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...