08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maxaan ka ognahay dhismihii iyo yagleelidii Jabuuti

Xeebta Jabuuti ee Faransiisku Somali ka xaday waxa ujeedada dhismaheedu ahaa in lagu burburiyo Saylac, waxase Jira rag taariikhdu ahayd inay xusto laakiin hog lagu assay. Waxa barnaamijkan garnaqsi inoo daadihinaya saxafiga da’da yar ee Faysal Abroone.






ARAABINEWS