Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Maxaan ka ognahay fadeexadii Xasan Culusow ee Nayroobi

Waxaa habeenimadii xalay qofka kasta oo Soomaali ah uu dhegaha farta geliyay sidii foosha xumayd ee Uhuru ugu jeesjeesay Xasan Culusow oo u muuqday nin lugaha haystey Uhuru.



”Xasan beenaale halkan ayuu ka baxay waxa madaarka ku soo dhaweeyay wasiirka qaadka Kiiniya kadibna waxa markiiba loo kaxeeyay guriga Uhuru halkaas oo la soo sawiray Uhuru oo sidii naag oo kale gacmaha jiidaya ayuu yiri Cali Calasow.

Waxa kaaga daran Uhuru wuxuu haystey siina diyaarsaday warqad qoran oo ay ka sii shaqeeyeen oo ay ku qornaayeen qodobada laga saxiixayo Xasan Beenaale, haba yaraatee wax murana kama keenin markii la hordhigey, ee hore ayaa laysku dhaafshay ayuu qabaa Xuseen Warsame.



Uhuru oo ay sugayeen wefti ka socda Gini ayaa markiiba goobta uga tagey Xasan Culusow oo ilaa hadda aan la garanayn waxa uu Kiiniya u tagey iyo waxa uu shacabka magaciisa uu wato uu ula soo noqday.



”Mada xanuun ayaan ka qaaday weligey sidaan ma filayn ayuu yiri Maxamed Colow oo Muqdisho degan oo awal qabiil ku taageersanaa xAsan Culusow haddase aan arkin karin.




Fadeexadan Xasan Culusow shacabka u soo hooyay aya la aaminsan yahay inuu shulimaad yar ku soo helay inkastoo aan la sheegi karin inta ay leegtahay. Waana cawaaqib xumo sugeysa madaxda bedeli doonta.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...