Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Maxaan ka ognahay inqilaab la sheegay inuu Jabuuti ka socday

Madaxweynaha fadhiidka ah ee dalkaasi yar ee Jabuuti ayaa la sheegay inuu xabsi guri u taxaabay taliyeyaal ugu muhiimsanaa maamulkiisa ku nool kirada uu ka qaato saldhigyada ciidan is diidan ee dalkiisa iyo dekedda.



Wararka ayaa sheegaya in wasiirka difaaca, taliyaha booliiska, iyo wasiiro kale lagu xukumay xabsi guri. Ilaa hadda wax wara kama soo bixin idaacada Ismaaciil Cumar Geelle oo dalkan fadhiyay muddo 22 sanno ah.

Jabuuti oo gebigeedba ah hal magaalo oo weyn iyo hayjado wuxuu Ismaaciil Cumar Geelle ka dhigey meel isaga iyo xigtadiisa hoose keliya nool yihiin, dadka masaakiinta ayaa derbiyada jiifa mana helaan adeegyada ay xaqa u leeyihiin.



”Markaa fiiriso Jabuuti runtii isma odhanaysid waa dal sida uu ugu tuntey meesha halkii ay noqon lahayd isha Afrika oo dhan ugu dhaqaalaha fiican sida Singabuur ayuu yiri Xuseen Warsame.




Inqilaabkan oo la filaayay inuu dhici karo marka aad eegto nolol xumada taala meesha ayaan la ogeyn ilaa heerka uu gaarsiisan yahay, waxana la sheegayaa inuu boosaskaas oo dhan uu ku bedelay jufadiisa hoose.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...