X

Maxaan ka ognahay safar Ugaas caana uu ku tagay Masar

Maxaan la ognahay safar Ugaas caana uu ku tagay dalkaasi Masar. Taariikhda Ugaas Nuur oo ahaa Ugaas Gadabuursi Somalina uga tagay taariikh iyo siyaasad dhaxalgala waxaa markan la eegayaa booqasho uu ku tagay Masar iyo gabay ka mida gabayadiisii taariikhda galay.




ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.