Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Maxaan ka ognahay xasuuqii Siirilanka 24 saac kadib

Shalay ayay ahayd markii qaraxyo iyo is qarxin lagu diley boqolaal isugu jira Siirilankaan jyo ajaanib caasimada dalkaasi sanam caabudka ah iyo magaalooyin kale. Sirdoonka dalkaasi ayaa iyagu sheegay in dal ajaaniba hore u siiyay xogta ah in weerar ku soo socda laakiin aan ficil laga qaadin oo aan la daba raacin xogtaas.



Tirada xasuuqa ayaa hadda gaaraysa 290 qof halka dhaawacu kor u dhaafay 500. Waxa farta lagu fiiqayaa kooxaha caadaystay dhiiga bani aadamka ee Daacish iyo asxaabtooda, ayadoo aan la garanayn diinta ay haystaan nooca ay tahay iyo halka ay ka soo guuriyeen una baneeyay xasuuqa dadka.

Booliiska dalkaasi ayaa qabtey ilaa 24 qof oo Muslimiinta dalkaasi ah iyagoona sheegay inay taxadir tahay ee aan welli la ogayn inay ku shaqo lahaayeen iyo in  kale taas oo dad badan is weydiiyeen sida ay u kaabayso xiriirka jaaliyadaha Kiristaanka iyo Muslimiinta ee dalkaasi.



Ilaa hadda ma jirto cid sheegatay xasuuqan aadka looga naxay oo dad ku jira goobaha diimahooda sibarxandato ah loi xaduuqay. Diinteena ayaan ogolayn in loo dhawaado ama wax la yeeli goobaha diimaha ee dagaalku ku egyagay kaliya cida dagaalka udinkula jirta.



Waxaad kale oo aad is weydiin kartaa ma jirto dagaal u dhexeeya Muslimiinta iyo Kiristaanka ku nool Siirilanka laakiin uu jiro dagaal sanam caabudka u badan dalkaasi ku hayo Muslimiinta.

Si kastaba ha ahaatee waxa la sugaa waxa ka soo baxa baaritaanka, ayadoo dadka badankiisu farta ku fiiqayo ururka Hinduuga ee dagaalka loiga adkaaday.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABIBEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...