November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Maxamuud Tarsan oo arimo badan banaanka keenay: waa la iibsan jirey xildhibaanada

Safiirka Somaliya u fadHiya Kiiniya ayaa qarxiyay fadhiidnimada maamulkii fadhiid Xasan Sheekh xilli ay soo baxayso in kooxda Xalane iyo Maraykanku ay xukunka dalka rabaan horgale u adeega. Tarsan ayaa sheegay in xilligii Xasan sheekh xildhibaanka la iibsan jirey oo ayna jirin mishahar joogta ah haddii huteelka laga bixiyo uu nasiib lahaa.





ARAABINEWS