Saturday, October 23rd, 2021
header










Meta







Maxay Itoobiya u sheegtay horjooge Muuse Biixi

Waxa maanta magaalada Hargeysa yimi ku simaha wasaarada arimaha dibedda Ridwaan Xuseen waxana uu sidey fariin ka timi sirdoonka Itoobiya guud ahaan ayadoo ay jiraan hub qarsoodiya oo la soo geliyo dawlada Somali galbeed.



Horjooge Muuse Biixi iyo maamulkiisa ayaa ku xirnaa Tigreegii xukunka laga tuuray ayagoo ka sugayay ictiraaf dhinaca kalana ku raacsanaa qaska ay ka wadaan Koofurta dalka.

Wararka aanu helayno ayaa sheegaya in loo sheegay horjooge Muuse Biixi inuu ilgaara ku eego hubka qarsoodiga ee soo galaya dawlada Somali galbeed haddii kale ay dawlada Itoobiya talaabo qaadi doonto.



Horjooge Muuse Biixi ayaa markiiba dalbadey in la soo celiyo wakiilkii Itoobiya ee fadhiyay Hargeysa, Itoobiya si caadiya u isticmaasho dekeda Berbera oo uu booqday ku simaha wasiirku.



Horjooge Muuse Biixi iyo maamulkiisa ayaa niyad jabsanaa intii Cabi Axmed xukunka qabtey ee uu joojiyay in la farogeliyo arimaha siyaasada ee dalka Somaliya guud ahaan iyo weliba la macaamilka maamul jufeedyada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (1)

  1. M.khadar says:

    Iska hadle ma dhuusaad Somaliland ku toogan, ama horjooge ku ku ama waxaas doonto, waxase cad in xaarmaajo ay u dhamaatay, ogow ethiopia Somaliland kama baqdo, nama fara galim karto, ciidamo kama joogaan Somaliland jaahilyahow





Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga

Ciidanka Itoobiya oo Tigreega ka eryay tuulooyin badan

October, 22, 2021
Ciidanka Itoobiya ayaa tuulooyin farabadan oo Tigreegu ka ...

Jaamacada Jigjiga oo bilaabaysa dhigasho aad u muhiima

October, 21, 2021
Jaamacada Jigjiga ee dawlada Somali galbeed ayaa bilaabaysa ...

Rooble oo Farmaajo ka baryay inuu aqbalo 30 jir 30 milyan haysta

October, 21, 2021
Raiisal wasaaraha lagu khasaaray ee guntiga u giijiyay ...

Kooxda beesha caalamka oo hoosta ka diidey qorshaha amniga ee Somaliya wadato

October, 19, 2021
Kooxda beesha caalamka ayaa diidey qorshaha amniga ee ...

Mustafe Cagjar oo raba inuu maamulkaba ka sifeeyo Samaroon

October, 19, 2021
Horjoogaha Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa raba inuu ...


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka

Daawo: Shariif sh Axmed oo u calaacalay Kiiniya: In maxkamad la geeyo maahayn

October, 14, 2021
Madaxweynihii ku meel gaadhka ahaa ee ka masuulka ...

US-Turkey relations ‘not healthy’ and failed to ‘start well with Biden,’ Erdogan says

September, 23, 2021
Ankara’s ties with Washington remain “not healthy,” as ...

Saddex dal oo Muslima oo dhoolatuskooda milatari isha lagu hayo

September, 13, 2021
Waxa dalkaasi Aserbajaan ka bilaabmi doona dhoolatus milatari ...

Dr C/raxmaan Bayle oo khashifay warqad uu soo saaray gunti giijiye Rooble

September, 13, 2021
Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ayaa khashifay warqad uu ...

Madaxweynaha oo markale saxay jar iska tuure Maxamed Xuseen Rooble

September, 8, 2021
Madaxweynaha Somaliya ayaa sharci daro ku tilmaamay xilka ...

Maxaabiis Falastiina oo ku xirnaa jeelka Yuhuuda ugu adag oo si layaable uga fakadey

September, 6, 2021
Jalbuus waa jeelasha Yuhudu ku faanto ee ugu ...

Madaxa sirdoonka qaranka oo si cilmiyaysan ugu jawaabay wasiirka koowaad

September, 5, 2021
Madaxa sirdoonka qaranka oo siyaasiyiinta beesha Hawiye muddo ...