X

Maxay ka dhigan tahay biyo mareenka Dayib Erduqaan xidhey?

Turkiga ayaa hadda sheegay inuu xidhey biyo mareenka badda madow o Yukrayn marhore ka dalbatey laakiin uu sheegay inaanu xiri karin hadda xaalu sida uu yahay. Badda reer galbeedku u bixiyeen badda madow waxa isticmaala dhowr wadan oo Ruushku ku jiro.


Sida sharcigu yahay ma celin karo maraakiib ku soo noqonaysa dalkooda sida kuwa Ruushka laakiin waxa uu joojin kara kuwa baxaya iyo kuwa soo galaya ee aan ka mid ahayn wadamada badda wadaaga.

Waxa halkaa khasaare ku jira haddii Maraykanku soo gelin lahaa maraakib dagaal inkastoo taasi ayan suuragal ahayn waqtigan. Yukrayna maba haysato maraakiib inti ay haysateryna waxa qaar burburiyay Ruushka.


Marka si lo eego waxa kahasaare qaba Yukrayn iyo saaxiibada la jira sida Maraykanka oo aan keeni karin maraakiib dagaal marka haba yaraatee wax Ruush khasaare ku jiro maaha sida uu qabo Xuseen Warsame.



Waxase la eegaa in Turkigu soo sii daayo maraakiib dagaal oo Maraykana. Ruushka ayaa maraakiibtiisa dagaal dhamaantood ay joogaan xeebaha dalkiisa. Turkiga ayaa dhinaca kale sheeay in hadda isaga uu soo wajihi karo xaalad dagaal ayan dan u tahay inuu xiro marinkaas.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.