Thursday, March 21st, 2019
header

Maxay Kiiniya u rabtaa inay joojiso maxkamada badda ee ku socota

Kiiniya ayaa dhowr jeer ku celisay in iyada iyo Somaliya ay si hoose oo jaarnimo ah xal uga gaaraan baddeena ay xalaashatey ayadoo nagala tashan kadibna u yeeratay shirkado u qoda oo u soo saara saliid ay ku manafacaadsato kuna gumaysato Somaliya oo taagdaran.



Khabiir dhinaca badda ah ayaa qirtey in marka la eego xadka caalamiga ee wadamada ku jaarka ah dhinaca badda ay Somaliya ka gar leedahay oo xadkeedu u soo baxo dhinaca tooska ee aanu ku soo leexan isla dhinaceeda.

“Waa arinta Kiiniya ka oohinaysa oo muddo ku dhow sanno damacsanayd inay xalaashato dhinaca xadka ee uu ka tagey Ingiriiskii u gooyayna qayb iyo dad dhan oo Somali ah ayuu yiri Walker oo isagu wax ka dhiga jaamacada ku taal ee Ingiriiska.



Wuxuu intaas raaciyay in labada dal si daacada uga kala bogan oo u hufin meesha saxda ah ee xadku maro intii auna aadan maxkamada caalamiga ah taasna Kiiniya oo dawlad isku haysata oo yasaysa Somalida is cunaysa 30-ka sano ay ugu wacan tahay, markey hadda ogaateyna oohin barooranaysa.



Wuxuuna saadaaliyay in xukunku siin doonin Somaliya guul buuxda maadaama ayna lagayn awood ay ku maamusho dalkeeda oo merlkasta joogaan maamulo taagdaran oo ka farxinaysa Kiiniya.

Afhayeen u hadley madaxtooyada Kiiniya ayaa maanta oo Sabti ah sheegay in Uhuru madaxweyne Farmaajo kula kulmi doono shir ka dhacaya Yugandha si uu uga qanciyo shirkii London oo shirkad Xasan Sheekh u kgolaadey inay qaadato macluumaadka shidaalkeena ay ku baayacaysay waxay haysato.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Eritariya maxay ka qortey socdaalkii wasiirkeeda ee Hargeysa

March, 21, 2019
Waxa shalay dhamaadey socdaal aan hore loo shaacin ...

Garsooreyaal Somaliyeed oo dhexdhexaadiyay mid ka mida ciyaaraha Afrika

March, 21, 2019
Garsooreyaal Somaliyeed ayaa ciyaar caalami ah ku dhexdhexaadiyay ...

Dil laga argagaxay oo ka dhacay gobolka Mudug

March, 21, 2019
Waxa xalay saqdii dhexe ka dhacay gobolka Mudug ...

Somaliya oo markale yeelaysa ciidanka badbaadada badda: SAWIRO

March, 21, 2019
Somaliya ayaa tababar u furtey ciidan loogu talogalay ...

Sababta ay u gadoodeen ciidan Jowhar joogey oo la ogaadey

March, 20, 2019
Waxa maanta gadooday ciidan ka tirsanaa xooga dalka ...

Dhacdooyinka

Wasiir Somaliland ah oo ka cadhoodey su’aalo lagu garaacay

March, 17, 2019
Fadeexada wasiirka arimaha dastuurka oo ah kursi madhan ...

Shacabka degmada Araabi oo ka banaabaxay balano looga baxay iyo maamul xumo: SAWIRO

March, 10, 2019
Shacabka degmada Araabi ee ismaamulka Somali galbeed ayaa ...

Khuburo ku sheeg uu dhegeysto Trump oo toos ula jira Kiiniya muranka badda

March, 9, 2019
Khuburo isku sheeg Trump talada ka dhegeysto gaar ...

Muslimiin Somali ku jjrto oo ka banaanbaxay khaniis la barayo caruurta Ingiriiska

March, 8, 2019
Muslimiin ay Somali ku jitto ayaa banaanbax balaaran ...

Isku duwaha caafimaadka gobolka Awdal Yaabe oo durba gobolka keenay mashruuc balaaran

March, 7, 2019
Isku duwaha caafimaadka gobolka Awdal Maxamed Xaaji Cumar ...

Ma nihin adoomo sidii la rabo loola dhaqmo: Erduqaan oo Maraykanka ku qarxiyay

March, 7, 2019
Madaxweynaha Turkiga Erduqaan ayaa ku qarxiyay Marsyksnka oo ...

Sirdoonka Maraykanka oo raadinayo tabeelooyin dila oo ka dhana Ilhaan Cumar

March, 3, 2019
Sirdoonka Maraykanka ee loo soo gaabiyo FBI ayaa ...