X

Maxay kooxda sheegata beesha caalamku ugu dhegan tahay doorashada dalka

JAMES

Waxay maanta markale fashiliyeen in dalku aado doorasho hore loo saxiixay haddana dib loo saxiixay oo markii sadexaad la rabay in la saxiixo, waxaas oo dhana waxay dawladu ixtiraamtay hirgelinta waxayna iyadu shaqo kulahayn.


Haddaba waxaad is weydiin kartaa maxay kooxda sheegata beesha caalamka ugu dhegan tahay in doorasho ka dhacdo dalka taas oo iyagu dalbadeen markii maadaama laga ogolaaday in barlamaanka daaqada laga tuuro oo talada lag wareejo shan maamul jufeed.


ā€¯Ujeedadu waa ta hadda dhacday waxayna rabaan inay maamulka doorashada la wareegaan madaxweyne Farmaajana kursiga baneeyo kadibna ay si caadiya ugu shubtaan, taas ummada Somliyeed caad kama saarna ayuu yiri Cali Calasow.

Taas marna ma dhacayso Farmaajana kama tagayo talada dalka isagaana madaxweyne ka ah dalka ilaa inta uu imanayo mid bedela ayuu raaciyay.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.