Maxay yihiin dembiyada lagu helay Yugaandheyskii laga eryay dalka
Wasaarada arimaha dibedda oo war siisay saxaafada caalamka ayaa markii gu horeysay si rasmiya u faahfaahisay sababta dalka loo eryay danjirihii Yugaandha ee ku xigeenka u ahaa Amisom.
”Wuxuu isku dayay inuu aaso dadkii Somaliyeed ee Amosom ku xasuuqday xerada Golweyn ee gobolka Sh Hoose ayaa lagu yiri qoraalka wasaarada. Waxa kale oo lagu helay inuu masuul ka ahaa Somali dhibaato loogu gaystey xerada Xalane sida gabdho si anshax xumo loola dhaqmay.
”Wuxuu kaloo farogeliyay ganacsiyo dad Somaliyeed ka fushanayeen xerada Xalane isagoo ka raadsanaya dano dhaqaale ayuu yiri wasiirka arimaha dibedda. Dacwadiisa mar hore ayaan u gudbinay midowga Afrika.
Waxa kale oo wasiirku sheegay in uu wargeliyay dalka uu ka soo jeedo una sheegay in shaqsi xumayn karin xiriirka lbada dal. Si kastaba ha ahaatee talaabada wasiirka ayaa cashar u ah kuwa kale ee isku dayaaya inay dhibaateeyan qaranka.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...