Maxaynu ka ognahay diyaarad ku dhacday derbiga garoonka Muqdisho
Diyaarad laga leeyahay dalkaasi Kiiniya ayaa ku burburtey salaxa diyaaradu ka duusho kuna soo degto ee garoonka Muqdisho. Wasaarada duulista ayaa sheegtay in shaqaalaha saarnaa diyaarada la soo badbaadiyay.
”Waxaan soo badbaadinay sadex ka mida shaqaalaha diyaarada kadib markii ay soo dhacday ayuu yiri wasiirka duulista. Maaha markii ugu horeysay ee diyaarad fadigeedu yahay Kiiniya ay ku burburtey dalka.
Masuuliyiinta garoonka Muqdjsho ayaa sheegay in diyaaradu xamuul u sidey Beledweyne kadibna ciladi ku timi ayna isku daydey inay dib u fadhiisato Muqdisho laakiin ay ku burburtey dhabaha diyaaradu ku orodo.
Diyaarada oo ay saarnaayeen shaqaale gaaraya 4 waxa qaarkood soo gaaray dhaawac fudud. Diyaarada ayaa ku dhacday derbi shub ah oo xeyndaab u ah garoonka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...