Maxkamad ku taal Boosaaso oo xukun dila riday iyo cida lagu riday
Maxkamad ku taal magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa waajibkooda marisay dhalinyar si arxan daro ah u diley nin ganacsade ah. Ganacsadaha la diley ayaa agaadime u ahaa shirkad lagy magacaabo Horseed waxana lagu magacaabi jjrey Salaad Cabdib Cukaash.
Maxkamada ayaa bogga u gelisay afarta dhalinyaro dilka toogasho waxase inta badan in xukunadaas la fuliyo ayadoo ay jiraan musuq balaaran dhinaca cadaalada.
Dhalinta dilka lagu xukumey ayaa la kala yiraa 1: Cabdi Fitaax Axmed Xasan, Daahir Dalmar Saalax, Farxaan Siciid Yuusuf iyo Maxamed Cabdiraxmaan Maxamuud.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...