X

Maxkamad ku taal Muqdisho oo ridey xukun dila oo lagu farxay

Maxkamad ku taal magaalada Muqdidho ayaa ridey xukun lahu farxo oo dila. Xukunkan dilka ah ayaa lagu fuliyau dadkii sida bareerja ah u filry ninagu magacaabo Axmed Daelo oo wiil adeer u yahay uu guursadsy gabadh kaida kuwa lagu sheego inaanu geyin.


Maxkamada ayaa la horgeeyey 7 Ruux oo ku eedeysan dilka iyo gubista, waxaana Maxkamadu xukun dil ah ay ku ridday Xuseen Iidow Maxamed, Asli Axmed Cabdulle iyo Aweys Iidow Maxamed.


Sidoo kale Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sii deysay afar qof oo kale oo iyaguna ku eedeysnaa Falka dilka ah, Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir Muuse Macallin Maxamed ayaa sheegay in xukunka uu racfaan ka furan yahay.


Su’aasha dad badsn is,weydiinayasn ayaa ah malagu fulin doonaa mise waa afka baarkiis haddii ay ku guul daraystaan racfaanka. Dilka ayaa aad u qaylisay Somalidu

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.