X

Maxkamadii loo xilsaaray kiiska siyaasadeysan ee Ikraan Tahliil oo runta ogaatey

Maxkamadii loo saaray kiiska siyaasadeysan ee Ikraan Tahliil ayaa soo gudbisay baaritaan dhamaystiran oo ku aadan arinatn ay faraha kula jireen Kiiniya iyo kuwa ay ku adeegato ee sheegta musharxiinta Hawiye.


Maxkamada oo go’aankeeda akhirday ayaa soo jeedisay in hooyada dhashay iyo kuwii ku adeeganayay ay la yimaadaan cadayn cad oo ay ku sii wadaan kiiskan.



Waxay sidoo kale beri ka yeeleen Fahad Yaasiin iyo raggii kale ee loo eryay iyada darteed ee u ka mid ahaa Kulane.


C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.