Waxa ilaa caawa socda raadinta maydka 92 qof oo u badan kooxaha hidaha iyo dhaqanka ee dalkaasi Ruushka oo diyaaradi la dhacday waxyar kadi markii ay ka kacday magaalada xeebta ah ee Sochi.
Maydka 11 qof ayaa ilaa hadda laga helay badda.
Madaxwynaha Ruushka ayaa amrey in si deg dega loo baadho wixii keenay burburka diyaarada oo la sheegasy in ilaa daqiiqadihii u dambeeyay at wax walba caadi ahaayeen.
Hawada badda ayaa la sheegay in at xataa fiicneyd. Ma jirto ilaa hadda wax ka badbaaday.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![russia-airplane[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/russia-airplane1-300x169.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay