Meydka gabadh yar oo laga helay Gaalkacayo
Meydka gsbadh yar ayaa.laga helay Gaalkacayo. Gabadha Yar ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Caasha Ilyaas Aadan waxaana la sheegay in la dhigay gurigooda Hortiisa isla markaana maalmahaan ay Reerkeeda ka maqneyd oo ay baadi goobayeen.
Dad goobjoogeyaala oo ku sugan Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in Meydka Gabadha Yar oo jirkeedu uu ka muuqdo jirdil xoogan in la geeyey Isbitaalka Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Weli lama garanayo sababta Gabadhaasi yar loo dilay iyo cidda ka dambeysay dilkeeda, waxaana dhacdadaas aad u murugoodey dadka degan xaafada meydkeda kaga helay iyo guud ahaan magaalada oo ka argagaxay.
Dhaqano aad u foolxun oo hore aan u jjrin mudadii dawladu jjrtey ayaa hadda lagu arkaa deegaanada Somalida.
Masuuliyiinta Gaalkacayo ayaa welli wax wara ka soo saarin dhacdadan foosha xun.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...