Meydka sheekh la raadinaayay oo laga helay Maraykanka
Sheekh Maxamed Xasan oo imaam ka ahaa masjid ku yaala gobolka OHIYO ee dalkaasi Maraykanka ayaa meydkiisa la helay. Somalida ku dhaqan Ohiyo ayaa qaba inay dileen sirdoonka Maraykanka oo ku eedeeyay argagixiso.
Sheekha ayaa la sheegay inuu ahaa baayacmushtar ay dad badan yaqaaneen gaar ahaan gobolak Ohiyo oo ah gobolka labaad ee Maraykanka ee Somalidu ugu badan tahay.
Sirdoonka Maraykanka ayaa iyagu beeniyay inay wax shaqo ah ku leeyihiin ee shekha ay raadsanayaan burcad rabta inay dhacdo. ”Ehelada ayaa sheeay inay telfoonkiisa ka soo hadleen ayna isku dayeen inay lacag kala baxaan bangigiisa laakiin bangigu diidey.
Waxa hadda helay isla bulshada Somalida kadib markii la helay gaadhigiisa oo uu ku dhexjirey isagoo ay ku taalo rasaas.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...