X

Midowga Yurub oo malaayiin doolar ku caawinaya Soomaaliya maxaase is bedelay

Midowga Yurub ayaa malaayiin doolar ku caawinaya Somaliya maxaase is bedelay. Mashruucan taageerada miisaaniyada ayaa sidoo kale loogu yeeray heshiiska maamul jufoodyada iyo awoodda si deg-deg ah uga soo kabashada dhibaatooyinka Somalia.


Midowga Yurub ayaa sheegay inuu hirgasnayo inuu taageero Federaalnimada Somalia, iyadoo loo marayo sare u kaca iyo horumarinta maaliyadeed ee ay dowlada dhexe ee Federaalka gaartay.

Dadka indha indheeya arimaha Somaliya ayaa sheegay in lacagtaasi la rabo in lagu kala dilo Somalidaawoodna la siiyo maamul jufeedyada oo ah kuwo musuqa lagu yaqaan.

Somaliya ayay rabaan inay lix gobol u qaybiyaan aan is aqoon oo aan kala amar qaadan.


Lacagta Somaliya la siiyay ayaa loogu talagalay ilaa sanada 2021. Inkastoo aad looga digey hadana waxay muujinaysaa in Midowga Yurub yeesho awood uu ku maamulo siyaasada dalka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.