Midowga Yurub oo malaayiin doolar ku caawinaya Soomaaliya maxaase is bedelay
Midowga Yurub ayaa malaayiin doolar ku caawinaya Somaliya maxaase is bedelay. Mashruucan taageerada miisaaniyada ayaa sidoo kale loogu yeeray heshiiska maamul jufoodyada iyo awoodda si deg-deg ah uga soo kabashada dhibaatooyinka Somalia.
Midowga Yurub ayaa sheegay inuu hirgasnayo inuu taageero Federaalnimada Somalia, iyadoo loo marayo sare u kaca iyo horumarinta maaliyadeed ee ay dowlada dhexe ee Federaalka gaartay.
Dadka indha indheeya arimaha Somaliya ayaa sheegay in lacagtaasi la rabo in lagu kala dilo Somalidaawoodna la siiyo maamul jufeedyada oo ah kuwo musuqa lagu yaqaan.
Somaliya ayay rabaan inay lix gobol u qaybiyaan aan is aqoon oo aan kala amar qaadan.
Lacagta Somaliya la siiyay ayaa loogu talagalay ilaa sanada 2021. Inkastoo aad looga digey hadana waxay muujinaysaa in Midowga Yurub yeesho awood uu ku maamulo siyaasada dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...