Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Miino la qaraxday markab Giriiga laga leeyahay deked ku taal Sacuudiga: Faahfaahin

Waxa miino la qaraxday markab laga leeyahay dalkaasi Giriiga oo shixnad ku dejiyay dekeda Jidda ee dalkaasi Sacuudiga. Masuuliyiinta dekeda ayaa sheegay in ilaa hal mitir oo biyaha ka sareeya uu qaraxu saameeyay.



Ma sheegin in cidi wax ku noqotey. Shalay ayay ahayd markii ciidanka Yaman gantaalo laga gano diyaaradaha aan is wadin ku garaaceen taangiyada lagu keydiyo saliida una gaysteen khasaare ay ku sheegeen Sacuudigu in laga gaaray.

Goobta la duqeeyay ayaa lagu keydiyaa saliida loo qaybiyo Jidda iyo Maka. Qaraxa miinada markabkan Giriiga ah ayaa la sheegay in badda lagu xirey, waxana farta lagu fiiqaya ciidanka Yaman.



Si kastaba ha ahaatee waxay muujinaysaa in ujeedada qaraxan uu yahay in ciidanka Yaman ay xiraan dekeda Jidda oo inta badan ay ku soo xirtaan hubka loo wado wahaabiyada Sacuudiga.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...