Miisaaniyada ciidanka xooga oo la fasaxay xilli la diyaarinayo miisaaniyada guud: MAQAL
Miisaaniyada ciidanka xooga oo la fasaxay xilli la diyaarinayo miisaaniyada guud ee dalka oo la filayo in ay korodho. Miisaaniyadihii hore ayaa ahaa kuwo lagu qoslo ayadoo dawladu aaney awoodin in ay Xamar dhaafto ama la timaado awood ay ku helayso kharash.