X

Milatariga Ruushka oo la wareegay garoonka caasimada Yukarayn go’doona geliyay

Milatariga Ruushka ayaa sheegay in hadda go’doomiyeen caasimada Yukarayn ee Kiif ayna halkaas ku dileen in ka badan 200 oo ah askarta gaarka ah ee dalkaasi. Garoonkii diyaaradaha ee caasimada ayaa gacanta ugu Jira ciidanka Ruushka.


“Waxaan weerarka ku galnay in ka badan 150 ah diyaaradaha qumaatiga u kaca, waxayna noo suuragashay inaan hilfaha u qaadno askar ay ugu yeeraan kuwo khaasa ayuu yiri sarkaalka hogaaminaya guutada halkaas gashay.



Madaxweynaha Yukarayn ayaa si degdega u dalbadey in la furo wadahadal, isagoo u diyaara inuu is dhiibo si uu dalkiisa u badbaadiyo. Waxay mardhow imaanaysa inuu waayo meel uu ka baxo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.