Milatariga Yaman oo ku hanjabay inay dhulka dhigi doonaan Beej Khaliifa
Milatariga Yaman ayaa ku hanjabay inay weerari doonaan carwada sanadlaha ee Dubay ee ay ku kulmaan ganacsatada waaweyn iyo weliba kuwa suuq geeya wax soo saarkooda. Waxa kale oo ay weerari doonaan dhismaha ugu dheer aduunka ee BeeJ Khaliifa ee ka dhisan Dubay. Milatariga Yaman ayaa dhawaan laba weerar ku qaaday Abudabay.
Weerarka hore waxa ku dhintey 3 ajaaniba lixna way dhaawacmeen halka midka kale ay sheegteen inay soo rideen gantaalka oo uu ka caawiyay Maraykanka.
”Waxaan u sheegaynaa inaan burburin doono dhismaha ugu dheer Dubay aanan dhulka dhigi doono dhaqaalaha dalkaas iyo dalxiiskaba hadday saaxiga keeni waayaan oo ay joojin waayaan farogelinta ayaa lagu yiri qoraalka.
Imaaraadka ayaa hub geeyay jasaarida Soqodaara ayagoo caawimo ka helaya Maraykanka iyo Yuhuuda.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...