X

Milatariga Yaman oo markale weeraray Imaaraadka

Undated: FILE - In this file photo released Jan. 16, 2021, by the Iranian Revolutionary Guard, a missile is launched in a drill in Iran. On Tuesday, Jan. 26, 2021, Iran warned the Biden administration that it will not have an indefinite time period to rejoin the 2015 nuclear deal between Tehran and world powers. Iran said it also expects Washington to swiftly lift crippling economic sanctions that former President Donald Trump imposed on the country after pulling America out of the atomic accord in 2018 as part of what he called maximum pressure against Iran. AP/PTI(AP01_26_2021_000330B)

Milatariga Yaman ayaa sheegay inay markale garaaceen Imaaraadka markana ay u garaaceen gantaalo. Subaxdii hore ee saaka ayaa la arkay Imaaraadka oo isku dayaaya inay soo ridaan gantaaladaas, tan oo cabsi gelisay maamulka.


”Sida muuqata waxa gantaalada soo riday milatariga Maraykanka ee jooga Imaaraadka waxa sidaas sheegay masuul u hadlay milatariga Maraykanka oo magaciisa qariyay.


Waa markii labaad oo milatariga Yaman ee reer galbeedka iyo Sacuudigu ugu yeeraan Xuutiyiinta ay weerar ku qaadaan gudaha Imaaraadka, ayadoo markan adeegsaday gantaalo halisa.



”Ma foga xilliga loo gaysan doono burbur xoogan oo wax u dhima dhaqaalaha dad badana ka dila ayuu qabaa Xuseen Warsame. Waa inay ku ekaadaan dalkooda oo arkaan awooda ay leeyihiin. Dadka ugu badan ee dhianaya waa ajaanibta joogta dalka oo ah boqolkiiba 70.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.