Midowga Yurub oo dagaal oogeyaasha Hawiye u sheegay inay maleeshiyada la baxaan
Dagaal oogeyaasha Hawiye ee markii hore la baxay midowga musharixiinta ahyaa idowga Yurubu sheegay inay magaalada Muqdisho ka saaraan maleeshiyada qabaliga ah ee ay keeneen kuwaas oo geel dawaro ah loo qalo.
Masuulka u qaabilsan midowga Yurub ayaa fariintan u direy dagaalo oogeyaasha Hawiye ee ay hor-kacayaan Xasan Sheekh iyo Shariif sh Axmed. Maleeshiyadan oo uu dalbadey Xasan Sheekh inay ka baxaan ciidanka qaranka ayaa caro loogu soo rogey wadooyinka magaalada.
Muqdisho ayaa amnigeedu xumaa waxayna maleeshiyadaasi keeneen qax iyo barakac ku yimi dadka masaakiinta ah.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...