Muqdisho ayaa waxa ka sii dabargo’aya dugsiyada Quraanka ee looxa lagu dhigo. Caruurta ayaa inta badan waxa wax lagu bari jirey loox kadibna la maydho.
Macalimiinta Quraanka dhiga ayaa ah kuwa aan la tijaabin akhlaaqdooda iyo macalinimadooda, kana soo bixin tababaro gooni ah dhigista Quraankeena.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4KWKRiIRHlE[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay