16/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiir xigeenka warfaafinta maamulka Somaliland oo ka hadley dhacdo xanuunleh oo uu arkey

Wasiir xigeenka warfaafinta maamulka Somaliland ayaa ka hadley dhacdo xanuunleh oo uu arkey. Wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in mar ay socdaal ku jireen ay la kulmeen dhacdadan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Q6N7E8UByH0[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS