11/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muranka wasaarada warfaafinta ee beesha Muuse Biixi oo cirka isku shareeray

Muranka wasaarada warfaafinta ee beesha Muuse Biixi ayaa cirka isku shareeray. Shaqaalaha wasaaradaas ayaa iyaguna ka hor yimi isku bedelka uu sameeyay wasiirku sheegayna in dad suna ku dhex jiraan.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=OhVBVorwKPQ[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS