04/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro oo si cad u sheegay in guushu soo dhowdahay

Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro ayaa si cad u sheegay in guushu soo dhowdahay una baaqay dhalinyarada in ay xoojiyaan dadaalka marki haddii doorashadu soo dhowdahay.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS