X

Musharixiinta gobolada Woqooyi oo Cabdi Ismaciil Samatar ugu been batay

Waxa berito tartamaya musharixiinta gobolada Woqooyi qaybtooda ugu horeysa waxase hadal haynta ugu badan ay ahayd beentii Cabdi Ismaciil Samatar uu ka horjeediyay odayada hortooda. ”Mushaharka la i siin doono waxaan u qaybinayaa Somalida oo dhan ayuu yiri.


”Waa wax lala yaabo nin odhan jirey waxa dhanbaa tuugo ah oo hadda isaga ku jiora safka hore ee tuugada uu sheegi jirey haddana been dadka u sheegaya ayuu yiri Cali Calasow.

”Waan ognahay sheekadan aqalka sare inay bug tahay ayna u baahan tahay in dalka laga qabto waayo kooxda halka fadhidaa wax shaqo ah qaranka uma hayaan ayuu raaciyay.


Miyayna fiicnayn haddii uu lacag haysto inuu haddaba ardayda uu sheegayo ka bixiyo waxbarashada sare inta uu dib ugu soo noqonayo lacagta uu fadhiga ku helayo ee hooyada miskiinta ah laga soo qaaday.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.