X

Kiiniya oo maalintii sadexaad duqeyn ku haysa gobolka Gedo

Kiiniya ayaa maalintii sadexaad duqeyn ku haysa gobolka Gedo ilaa haddana gunti giijiye Rooble kama hadal wuxuuna noo sheegaynayaa inuu yahay raiisal wasaare dalkan loo dhiibay maamulka doorashada.


Masuuliyinta oo kale ee wasiirada ayaan iyaguna hadlin inkastoo Dubbe uu ku mashquulsanaa doorashadiisa iyo weliba asagoo loo sheegay inaanu ka hadli karin.

ā€¯Uhuru ayaa ku soo amray inaanu ka hadli karin waana taas ta keentay inuu xataa wasiiradiisa ku amro inayn hadlin ayuu yiri Cali Calasow. Gunti Giijiye Rooble ayaa ku sigtey inuu badda kala hadlo waase ku hungoobay.


Kiiniya oo og in dalku doorasho ku jirto ayna iibsatey gunti giijiye oo hadda la sheegay inuu maxkamad ku soo liqay Iswidhan ayaa ku duqeyn baranaysa shacabka gobolka Gedo.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.