Muslimiinta Jabaan ee dhaladka ah oo aad u kordhey iyo dhib ka haysata helida
Waxa ILAAHAY mahadii ah in Muslimiinta dalkaasi sanam caabudka ee Jabaan uu kordhey. Muslimiinta Jabaan oo markii ugu horeysay dalkaasi yimi kacaankii Ruushka ee 1917 oo u badnaa Turki ayaa tiradoodu aad u yarayd.
Sanado badan oo soo galaati xoogsata yimi dalkaasina waxa kordhey tirada Muslimiinta soo galootiga ah oo hadda sanado kahor maraysay 150 kun ayaa hadda maraysa 300 oo kun oo Muslimiina.
Haddaba tirada muhiimka ah ayaa ah Jabaanka dhaladka ah oo iyagu tiradoodu aad u yarayd waqtiyo hore haddase lagu qiyaasay inay gaarayaan 100 kun.
Muslimiinta Jabaanka oo jooga dal sanam caabuda ayaa hadda masaajidu u kordheen dhibna kuma qabaan meel ay ku tukadaan, waxase dhib weyni ka haysaa meelihii ay ku aasan lahaayeen meydkooda.
Goob ay Muslimiintu iibsadeen ayaa waxa kahor yimi dadka deegaanka oo sheegay in biyaha ay cabayaan halis ku jiraan, ayagoo jaahilnimo awgeed qaba in meydka halkaas lagu aasay uu biyaha ku dhexmilmayo.
Sanam caabudka Jabaan ayaan iyagu lahayn xabaalo meydka lagu aaso ee marka uu bakhtiyo isla markaaba la gubo sida Hindida. Dhawaan ayay ahayd markii Muslimiinta Siirilanka uu sanam caabudka dalkaasi u diidey inay xabaashaan meydkooda.
Rasghiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga
February, 24, 2021
Hay'adaha jinsiyadaha iyo socdaalka ee Somliye ayaa muddo ...
February, 23, 2021
Dalkaasi Qadar ayaa ogolaadey in dumar kastuumo iyo ...
February, 23, 2021
Shirkan gaadhi ayaa yimi markii iska rogo ay ...
February, 23, 2021
Odayaasha Muqdisho ayaa kabaha la dulmaray kooxda sheegata ...
February, 22, 2021
Waxa maanta golaha qaramada u fadhiisanayaa qoraal Ingiriisku ...
Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka
February, 7, 2021
Hawl-gal qorsheysan ayaa ciidanka xooga ee ku sugan ...
February, 7, 2021
Waxa afar deegaan oo hoos dega gobolka Shabeeaha ...
February, 6, 2021
Waxa magaalada Burco dil foolxun oo laga argagaxay ...
February, 5, 2021
Ciidanka Gorgor ee magaalada Samareeb ayaa hilfaha u ...
February, 4, 2021
Wasaarada beeraha Somaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg-dega ...
February, 2, 2021
Dhawaan ayasy ahayd markii Ismaaciil Cumar Geelle soo ...
February, 2, 2021
Ciidanka xooga dalka ee magaalada Samareeb ayaa soo ...