Raiisal wasaaraha Malaysiya oo xisbigiisa uu taageero Sucuudigu ayaa ka hadlay shirka ay yeeshaan ururka wadamada Muslimiinta ee fadhiidka ah ee loo soo gaabiyo (OIC).
Ururkan oo jirin laakiin magic u yaala ayaa wadamo badan oo Muslimiina hoostooda ku baabaeen. Raiisal wasaare Najib ayaa ururka u sheegay in wadamada Muslimiintu hormood ka noqdaan badbaadinta Muslimiinta Burma.
Ciidanka Burma oo ku andacoonaya in ay baacsanayaan argagixiso goobta soo gashay ayaa xasuuq ba'an ka gaystey iyadoo haweenayda Ingiriisku taageero ay kadli jirtey cadaalad daro laakiin hadda tahay gacan ku dhiigley.
Malaysiya o dadka Muslimiinta Burma u qaxeen ayaan la siinin wax deganaansho ah waxana dhacda in ay badaha isku guraan ilaa Austraaliya.
Waxaanad is waydiin kartaa waxa dawladiisu u dejin waydey Muslimiinta Burma ee uu hadda u hadlayo.
Burma ayaa ah dal laga caabudo sanamka waxayna rabtaa naagta xukunka dalkaasi in ay abuurto dal sanam caabudo oo khaasa.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay