Mustafe Cagjar oo markale la dooranayo maxaase cusub
Waxa maalinta beri ah oo Isniina uu Mustafe Cagjar isku diyaarinayaa inuu markale horjooge ka noqdo dawlada Somali galbeed maadaama xisbigu soo sharaxin mudane kale oo xilkaas loo dhiibo.
”Xilka loo dooranayaa beri waa gudoomiye ku xigeenka xisbiga Barwaaqo ee dawlada Somali galbeed waxana welli xilka gudoomiyaha haya wasiirka maaliyada Itoobiya ayuu yiri Xirsi Warfaa.
Marka sheekada beri waa salaxan tahay ayuu raaaciyay Xirsi Warfaa. Waxaadse is weydiin doontaa ma keeni karaa wasiiro iyo ku xigeeno dheelitiran, jawaabta taas laga helayo ayaa ah maya.
Waxa la sheegayaa in wasiiro waxoogaa roonaa ayna soo noqon doonin inkastoo adeega dawlada ay bixiso aan loo sinayn oo gobollada qaar nagu naasnuujiyo.
Marka waa jug-jug meeshaada joog, wax isbedela oo muuqda lama filayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...