X

Mustafe Cagjar oo markale la dooranayo maxaase cusub

Waxa maalinta beri ah oo Isniina uu Mustafe Cagjar isku diyaarinayaa inuu markale horjooge ka noqdo dawlada Somali galbeed maadaama xisbigu soo sharaxin mudane kale oo xilkaas loo dhiibo.


ā€¯Xilka loo dooranayaa beri waa gudoomiye ku xigeenka xisbiga Barwaaqo ee dawlada Somali galbeed waxana welli xilka gudoomiyaha haya wasiirka maaliyada Itoobiya ayuu yiri Xirsi Warfaa.

Marka sheekada beri waa salaxan tahay ayuu raaaciyay Xirsi Warfaa. Waxaadse is weydiin doontaa ma keeni karaa wasiiro iyo ku xigeeno dheelitiran, jawaabta taas laga helayo ayaa ah maya.


Waxa la sheegayaa in wasiiro waxoogaa roonaa ayna soo noqon doonin inkastoo adeega dawlada ay bixiso aan loo sinayn oo gobollada qaar nagu naasnuujiyo.


Marka waa jug-jug meeshaada joog, wax isbedela oo muuqda lama filayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.